Cali Guray oo Aflagaado Qabyaaladeed oo Qaawan Kuqaaday Beelaha Habar Yonis, isaga oo Kagubanaya Musuqmaasuqa Baahay ee ay Warbaahintu Kafaafisay Wasiirad Samsam-

0
September 11, 2016 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 2683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 6
  • Share via Social Media

    Cali Guray oo Aflagaado Qabyaaladeed oo Qaawan Kuqaaday Beelaha Habar Yonis, isaga oo Kagubanaya Musuqmaasuqa Baahay ee ay Warbaahintu Kafaafisay Wasiirad Samsam-

    Cali Guray oo Aflagaado Qabyaaladeed oo Qaawan Kuqaaday Beelaha Habar Yonis, isaga oo Kagubanaya Musuqmaasuqa Baahay ee ay Warbaahintu Kafaafisay Wasiirad Samsam-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Guray oo Aflagaado Qabyaaladeed oo Qaawan Kuqaaday Beelaha Habar Yonis, isaga oo Kagubanaya Musuqmaasuqa Baahay ee ay Warbaahintu Kafaafisay Wasiirad Samsam-  Somalilandlive.com/ Cali  Guray  oo  hore  Xisbiga Uicd  uga hayay  Xilka  Gudoomiye Kuxigeenka 3aad   kaas oo  u Dhawaan Xilkaas Ka Caydhiyay Faysal Cali Waraabe  khilaafka Xisbiga  Ucid   oo Xoogaystay  Awgeed, Cali Guray oo aanay Jirin Wax  Xil oo u Hada  hayo Balse Sheegta in uu Yahay Gudoomiye kuxigeenka  3aad, ayaa Maanta Aflagaado Qaawan Kuqaaday Beelaha  Harbar Yoonis,  isaga oo  ugu Marmarsoonaya   Warbaahinta  Beelahaas ayaa   Faafissx  Fadeexado Musuq Maasuq oo  Xadhka goostay   ee Wasiirad Samsam Abdi Aden, inanta  Reerkayaga Maxaa Kusaliday Hadii ay Wax Cunto Cirroba Sow Macu ayaa Hadalkiisa Kamid ahayd  Cali Guray.



 Cali Guray  ayaa Sidoo  kale  Guud ahaanba Beelaha - Habar Yoonis Kutilmaamay Kuwo  aan Xishood  iyo ixtiraam lahayn oo aan  Nabad Galinin Biri Magaydada  iyo Caar-ka Reeraha  kale isaga oo Ulajeeda  Wasiirada Musuqa Kucaanbaxaday  ee  Samsam.

 Muuqaalkan uu   ka  Gabutay  Cali  Guray oo ay Warbaahinta SomalilandLive Media Heshay-   Dhowr Bilood Kahor  ayaa  Waxa  kamida   Beero  iyo Guryo Waawayn oo ay Wasiiradu Kadhisatay Hantida  ummada  iyo Lacagaha Gargaarka ah  ee Dadka Baahan Caawimada Loosiiyo,
Waxase  Xiisaha Gaarka  iyo Fadeexada  Wayn leh in Beerta Samsam  uu Kuyaalo Guri Wayn  oo Looqayilaad Tago  kaas oo Sida  Xogu Tilmaameen Samsam Lafteedu Kuqayisho   Waxana  Usoo Tumasha taga  Badiyaa Masuuliyiinta  Xilalka Kahaya Xukuumada Siilaanyo ee ay Saaxiibada Gaarka ah Yihiin Wasaarad SamSam.

  Cali Guray oo  ay Umuuqato in uu  kamidyay Dadka u  Tamashalada Taga Beerta  iyo Guriga Lagu Raaxayso ee   Wasiirad Samsam ayaa  Maanta  Si sharaf dhac  ah  uga hadlay  Arinaas isaga oo Ceebta  iyo Fadeexada Wasiirada Dultaala Siixoogeeya, 

  Waxa   dhanka   kale Layaab Leh Markii Xogahan  ay Warbaahintu  Baadhaysay  in ay Gacan Buuxda  kahelaysay Xisbiga Ucid  ee  uu Cali Guray  Sheegto in  uu Katirsanayay  Waxana    Warbaahinta Wehelinaysay  Masuul Sare  oo Katirsan Xisbiga  Ucid  Marwo Rooda Axmed Yaasin  Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga  UCID  oo qayb Wayn Kaqaadatay Baadhista   iyo Dabagalka Musuq Maasuqa  Wasiirad  Samsam , Balse  Cali Guray   Taas  kama hadal  ee  Fadeexada Haysatas inaadeertii Samsam Waxa  uu  kula Galgashay  Gudoomiyaha  Xisbiga Waddani   iyo Beelaha  Habar Yoonis-




  Dhawaan  Filo Muuqaalo   iyo Sawiro--  Cadaynaya  Qaabka Luugu Tumashada Tago Beerta    iyo Guryaha ay Kadhisatay  Samsam-





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>