Halkan Ka Daawo Muuqaal Fadeexad ah oo Qarsoodi Looga Duubay Maayirka Hargaysa oo Latumanaya Naago Qayilaya oo ay Kadhex Muuqato Wariyad Caan ka ah Warbaahinta Xukuumada Somaliland Daawo Video

1
October 16, 2016 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 3426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 3
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo Muuqaal Fadeexad ah oo Qarsoodi Looga Duubay Maayirka Hargaysa oo Latumanaya Naago Qayilaya oo ay Kadhex Muuqato Wariyad Caan ka ah Warbaahinta Xukuumada Somaliland Daawo Video

    Halkan Ka Daawo Muuqaal Fadeexad ah oo Qarsoodi Looga Duubay Maayirka Hargaysa oo Latumanaya Naago Qayilaya oo ay Kadhex Muuqato Wariyad Caan ka ah Warbaahinta Xukuumada Somaliland Daawo Video

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo Muuqaal Fadeexad ah oo Qarsoodi Looga Duubay Maayirka Hargaysa oo Latumanaya Naago Qayilaya oo ay Kadhex Muuqato Wariyad Caan ka ah Warbaahinta Xukuumada Somaliland Daawo Video Somalilandlive.com/ Maayirka Caasimada Hargaysa ayaa laga Duubay Muuqaal Fadeexad Dhabarjab ku ah Magaciisa iyo Magaca Qaranka uu Xilka uhayaba, Muuqaalka Qarsoodiga Maayirka looga Duubay ayaa Waxa Kadhex Muuqada Maayir Solteco oo Dhexfadhiya Dumar Qayilaya kuwaas oo  uu Is Foolxun ugu Dhexjiro Qaarkoodna uu Jidhkooda Taataabanayo, Muuqalka oo Dhan 3 Minte  kaas oo Dhawaan Loosoo Dusiyay Somalilandlive Media Waxa aanu Soodaynay Qayb aad Uyar Anaga oo Intiisa kala Baahinayna Wakhiga Kuhaboon Maadama ay Kujiraan Fadeexado Culus oo Samayntooda leh.


Dhanka kale Waxa Muuqaalkan Fadeexada ah Waxa iyana kadhex Muuqatay Sayafida Bishaaro oo Hore Uga Sooshaqaysay Dhowr Tv-yada Somalida ah Iyada oo Hadan Kashaqaysa Tv,ga Xukuumada Somaliland Muqaalka Waxa kamuuqanaysay Bishaaro oo Faro kaciyaar iyo Xodxodasho kula Jirta Maayir Solteeco Qayb Video .ga ah ayaa Laga Dhex Arkayaa Maayir Solteco oo Qaybo Jidhkeeda kamida Taabanaya halka ay iyadanu kutuurayso Kab ay Gashantay ama Agtaalay Bishaaro Waxa ay Si aan Gabasho Lahayn u Cunaysaa Qaadka Maayirku Cunayo,

Fadeexada Waxa kale oo Kadhex Muuqanaya Dhowr Shaqsi oo Xilal kala Duwan Kahay Xukuumada Siilaanyo kuwaas oo iyana aan Halkooda ugu Tagi Doono marka lagaadho Baahinta Rasmiga ah ee Muuqaalkan Fadeexada ah.

Fiirogaara- uga Danbaynta Waxa Somalilandlive Meida Ka Go,an Ilaalinta Magaca iyo Sumcada Shaqsiyaadka Kadamqaday Fadeexadaha uu Gacanta kula Jiro Maayir Solteco oo Xoolaha Ummada Baahan Kutumanaya, Muuqaalka Loosoo Dusiyay Somalilandlive Media Waxa uu Sirasmiya Ubaahaya Marka aanu Kahubino Sugnaasha Amaanka Saaxiibayada Dhow-


Halkan Hoose Kadaawo Muuqaalka-







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>