Halka ka Daawo Sawirada Wasiirkii Hogaaminyay Kooxo Basaasiin ah oo ay Saaka Madaxtooyadu Usoodirtay Hotel Ambassador si ay U Khalkhal Galiyaan Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani iyo Sida Loofashiliyay

0
October 22, 2016 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 2584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halka ka Daawo Sawirada Wasiirkii Hogaaminyay Kooxo Basaasiin ah oo ay Saaka Madaxtooyadu Usoodirtay Hotel Ambassador si ay U Khalkhal Galiyaan Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani iyo Sida Loofashiliyay

    Halka ka Daawo Sawirada Wasiirkii Hogaaminyay Kooxo Basaasiin ah oo ay Saaka Madaxtooyadu Usoodirtay Hotel Ambassador si ay U Khalkhal Galiyaan Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani iyo Sida Loofashiliyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Basaas Axmed Xaaji Daahir
Halka ka Daawo Sawirada Wasiirkii Hogaaminyay Kooxo Basaasiin ah oo ay Saaka Madaxtooyadu Usoodirtay Hotel Ambassador si ay U Khalkhal Galiyaan Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani iyo Sida Loofashiliyay
 Somalilandlive.com/ Madaxtooyada Siilaanyo ayaan laga Seexan Saddexdii Habeen ee  ugu Danbeeyay  iyada oo Laga Maleegayay Dhagaro Kadhan ah Xisbiga Waddani   iyo Sidii  loo Khalkhal Galin lahaa Doorashada  Musharraxiinta Xisbiga  uga Qayb Galaysa  Doorashooyinka Dalka Kadhacaya.
 Madaxtoyada ayaa Sida Lasheegay Waxa ay Soo Samaysatay  kudhawaad  300  Mumbers-Card-ka Golaha  dhexe ee Xisbiga Waddani, Doorshada Xisbiga loogu Khalkhla Galiyo balse Tasi Way Guuldaraysatay  kadib Markii ay Shaqaalaha Xisbigu Fashiliyeen Card,s Xisbiga oo Lahaa Barcode ay Adagtay in Laga Sameeyo Copy- Waxana Hoolka isasoo Hortubay   200 Qof  oo watay Card-Flash  ah Copy kuwaas oo Markii ay Fashilmeen Laguyidh Waxa  aad Sheegataan Taageerayaasha Axmed Muumin Seed.,


 Kooxdan Basaasiinta ah  ee Madaxtooyadau Soodiratay Waxa Hogaaminyay Axmed Xaaji Daahir Wasiir Hore oo ka Tirsanaa Xukuumadii Riyaale Hada ka mid ah Xisbiga Kulmiye  waxa fahmay oo fashilyay Shaqaalah Xisbiga Waddani iyaga oo Jujuub  iyo Tukhuntukho  kaga Saartay  Hotel Ambassador,  Axmed Xaaji Daahir  iyo Basaasiintii uu Watay Markii ay Fashilmeen Waxa ay Is Hortubeen Banaanka Hore  ee  Hotel Ambassador Halkaas oo ay Markii Danbe Kasii Kaxaysteen Axmed muumin Seed oo ay Dhanka Madaxtoyada oo Laga Sooshidaalinayay U  Galbiyeen.



 Basaas Axmed Xaaji Daahir Ninka Siijeeda oo ay Qasbayaan Shaqaalaha Xisbiga Waddani  in uu  kabaxo Hotel Ambassador


 Basaas Axmed Xaaji Daahir  oo  Laga Saarayo Hotel Ambassador


Somalilandlive Media

Somalilandlive.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online