Halkan Ka Daawo Wareysi Gaar Ah" Faysal Cali Warabe Hanaanka Dimuquraadiyada Somaliland Ayuu Carqalad Ku yahay Mana MEtalo Xisbiyda Mucaaridka Ah Ee Weftiga Xukuumada Ayuu Lasocday Oo uu Kamid ahaa, Jamaal Cali Xuseen Waxa aan Ugu Baaqayaa Inuu Dumiyo Halkii Laga Dumiyey.. Cabdirashid Xassan Mataan

0
November 12, 2016 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 1491
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo Wareysi Gaar Ah" Faysal Cali Warabe Hanaanka Dimuquraadiyada Somaliland Ayuu Carqalad Ku yahay Mana MEtalo Xisbiyda Mucaaridka Ah Ee Weftiga Xukuumada Ayuu Lasocday Oo uu Kamid ahaa, Jamaal Cali Xuseen Waxa aan Ugu Baaqayaa Inuu Dumiyo Halkii Laga Dumiyey.. Cabdirashid Xassan Mataan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xog- Abdirashid Hasan Matan, iyo Chief Editor,Somalilandlive Media-Eid Aden







Somalilandlive Media/ Xogahaya  Warfaafinta Xisbiga Waddani  Cabdirashiid Xassan Mataan ayaa Waraysi Gaara  oo uu Magaalada Berlin     kula Yeeshay  Tifatiraha Guud  ee Warbaahinta SomalilandLive Media, Eid Aden,  ayaa  Waxa  uu Kaga Warbixiyay Shir Somaliland Berlin  uga Qabsoomay,  Burburka Xisbiga Ucid   oo uu Masuuliyadeeda dusha Kaasaray  Gudoomiye  Faysal Cali Waraabe,  Baaq uu Udiray Jamaal Cali Xuseen  iyo Gudoomiye kuxigeenka Xisbiga Waddani  Axmed Muunin Seed oo uu Usheegay in  aan  Rajo Badan Lagaqabin in uu   Waddani Kusoo Laabto..  
Waraysiga oo Dhan Hoos Kadaawo







 Somalilandlive Media
Frankfurt Germany



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>