Xog kashiftay Dhalinyaro Xisbiga kulmiye ku Masruufo Muqdisho si,ay Dacaayado Been abuur ah kuga faafiyaan Xisbiga Waddani, Cida Masruufta, Qarashka ay Qaataan iyo wixii lagu heshiiyay

0
January 01, 2017 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 4737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog kashiftay Dhalinyaro Xisbiga kulmiye ku Masruufo Muqdisho si,ay Dacaayado Been abuur ah kuga faafiyaan Xisbiga Waddani, Cida Masruufta, Qarashka ay Qaataan iyo wixii lagu heshiiyay

    Xog kashiftay Dhalinyaro Xisbiga kulmiye ku Masruufo Muqdisho si,ay Dacaayado Been abuur ah kuga faafiyaan Xisbiga Waddani, Cida Masruufta, Qarashka ay Qaataan iyo wixii lagu heshiiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhuuni Raacyo
Xog kashiftay Dhalinyaro Xisbiga kulmiye ku Masruufo Muqdisho si,ay Dacaayado Been abuur ah kuga faafiyaan Xisbiga Waddani, Cida Masruufta, Qarashka ay Qaataan iyo wixii lagu heshiiyay  Somalilandlive Media/ Xisbiga Kulmiye   iyo Xukuumada kumeel gaadhka ah ee Somaliland oo isk  kaashanaya ayaa Bilaabay Dacaayado Raqiisa   ah oo ay  u Adeegsanayaa  Shaqsiyaad   ay  Xamar  kumasruufaan kuwaas   oo  Qandaraas lagusiiyay  in ay  Dhaleecayn  iyo Dacaayado kafaafiyaan Xisbiga Waddani.


 Hadaba Xogahan ay  Heshay Warbaahinta Somalilandlive Media ayaa Xaqiijiyay Qorshe    lasoowaday  kudhawaad  Sedex bilood  kaas oo Maalgalintiisa laga dhameeyay Wasaarada maaliyada Somaliland  waxana  Qorshaha  looqoondeeyay  Masaariif  joogto ah oo   Cadadkeedu kuxidhanyay  kolba  hawsha ay soo qabtaan  diranayaasha Colooshooda  ushaqaystayaash ah  ee  Kulmiye dirtay  wajigii hore  ee  Qorshahan ayaa  fashilmay  kadib markii  lagu  hungoobay  Salaadiin  iyo Cuqaal larabay in  loodiro Magaalada  Muqdisho kuwaas oo ay Fashiliyeen qaar kamida  masuuliyiinta Xisbiga Waddani.

Balse Markii danbe ayay  Xukuumadu heshay Dhalinyaro Shaqo Xumo  iyo Hoyla,aani  kuhaysa Magaalada Hargaysa kuwaas oo Xukuumadu   kafaa,idaysatay Duruufta Qalafsan ee ay  Kujireen  waxana loo balan qaaday  Mushahaar Bile ah oo  dhan  1000$ Bishii  iyo in ay helayaan Guno Saayida oo  kolba  kuxidhan  wixii  ay Dacaayad  kafaafiyaan Xisbiga Waddani, sidoo kale waxa loo balan qaaday  dhaqaalaha kubaxaya  masuuliyiinta  Xamar  jooga  ee Dacaayadaha   kafaafiya Xisbiga Waddani  iyaga oo Bilawgii hore  loodhiibay  qarash  ay ku abaabulaaXaflado  lagu  Qabanayo  Muqdisho  oo loola jeedo in Taageero Loogu Muujinayo xisbiga waddani si umada lootuso in  Waddani kuxidhanyay Koonfurta Somalia.

 Waa Ayo Dhalinyarada Dacaayadaha Faafiya  ee  Kulmiye Ukiraysan

  Shaqsiyaadka  u kiraysan Xisbiga m kulmiye  ee Xamar Jooga  waa  kuwo  tirobadan balse  waxa ay  ku  kala  duwanyiin  hawsha   loo kiraystay  qabashadeeda badiyaa waxa ay  kasoo jeedaan Beelaha hoose  ee musharrax Muuse Bixii  halka  tiro yar oo Calooshood Ushaqaystayaa ah oo Kasoo jeeda Gobolada Biriga Somaliland  iyo Deegaanada kuu kasoojeedo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Horena   uga Mushahar Qaadan jiray Xisbiga Waddani  waxana Shaqsiyaadkaas  ugu Cadcad Labo Dhaliinyaro ah oo Xisbiga  Kulmiye kafaa,idaystay Duruufo   Nolol Xumo iyo Mid Hoyla,aaneed oo kuhaysatay Magaalada Hargaysa,  Labada Dhalinyarada ah oo lagu  kala Magacaabo  Maxamed Yusuf Bakayle  iyo Cabdirisaaq  Tera   waxa  ambabixiyay  Wasiir Cadaaniga Warfaafinta Somaliland oo ay Isku  Qabiilyihiin, sidoo   kalana ah Masuulka  uga Damiinka ah Qarashka Kooban ee ay Kahelaan Xisbiga Kulmiye.

  Bilagwii Bishii  11-aad  ayay  Goor habeen ah ku kulmieen  Labadan  Dhaliinyarada ah ,  Wasiir Cadaani  iyo Suldaan Habaar  Hotel Golden. oo Kuyaala Bariga Hargaysa halkaas oo ay  kugaleen Heshiiskii  Xamar Loogu diray iyada oo isa  laba Cisho Gudahoodna Loodhoofiyay Muqdisho  loonasii diyaaray Hotelka   ladijiyay uu ah mid hore loogu sii Qorsheeyay  dhanka  kalan Somalilandlive Media  ayaa Heshay  Macluumaad Cadayn u ah  Qarashaad loogu Diray Xawaalada Dahabshiil iyo Waliba Codsi  Kayimi Dhalinyarada oo Midkood oo soo dalbaday Lacag  15000,00 $ Dollar ah oo ay Rabaa in ay kulaaluushaan  Qoraaga Daahir Calasow  oo ay Sheegeen  in uu  kacaawinayo  Heslista  Dacaayado ay Faafiyaan inta ay Kujiraan Qorshaha      uu Ukiraystay Xisbiga Kulmiye.

  Xukuumada  Kulmiye    kamaysoo wada bixin Balanqaadkii ay  hore  ula  galashay Labadan Dhalinyarada ah ee ay Kiraysteen waxana  ilaa hada loodiray Lacag Gaadhaysa  7000$ oo Dollar  taas oo aad  ugayar  intii ay  soo codsadeen   waxana taasi dhalisay  isaseeg  iyo  Cadho  kadhalatay iyaga oo   usoo Cabashotagay Wasiir Cadaanigii Damiinka  uga  ahaa Xisbiga kulmiye  iyo Xukuumada Siilaanyo  waxana Cadaani Usheegay  Dhalinyarada    Calooshooda ushaqaysta yaasha ah in uu Cabashadooda Gaadhsiinayo Muuse Biixi oo ah Madaxa  ugu sareeya  ee Maalgalinta Qorshahan waydsan  si uu   Wasiir Samsam uga Codsado Bixinta Qarshaka ay  labada Dhalinyarada ahi  soo dalbadeen waxa kale oo  uu Cadaani  uga  digay in   Tumasho  kaga mashquulaan  Shaqada lookiraystay

dhanka   kalana labadan Dhalinyarada ah ayaa Dedaal Badan Galinaya in ay Kafaro Qabsadaan inta uu Socdo  Qandaraaska Kulmiye  kukiraystay  Waxana ay  Balanqaadeen in ay Raadin Doonan  Dacaayado  aan   kala  oglahayn oo ay Xisbiga Waddani  kaga istaadhaan Magaalada Muqdisho   waa  Hadii ay Xukuumada Siilaanyo iyo Xisbiga Kulmiye Kasoo Baxaan Bixinta Qarashka ay ku Kiraysteen Ladan Calooshooda Ushaqayste!


 Dhawaan Daawo  Cadaymo  Arintan Kuwaasbsan   iyo Waraysiyo aanu idiinka hayno Shaqsiyaad Goobjoog ka ahaa  Heshiiska Lagu Kiraystay labadan Wiil ,  !

  Waan Baahanahay Looma Bahalo Cuno! 

Somalilandlive Media
Hargeisa/ Somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online