Jamaal Cali Xuseen Waxa ku dhacay Jaha-wareer Siyaasadeed, & Jibo Qabiil oo uu ku jaanjaamay:By Caasha Jaamac

0
January 07, 2017 in Articles by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 76
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jamaal Cali Xuseen Waxa ku dhacay Jaha-wareer Siyaasadeed, & Jibo Qabiil oo uu ku jaanjaamay:By Caasha Jaamac

    Jamaal Cali Xuseen Waxa ku dhacay Jaha-wareer Siyaasadeed, & Jibo Qabiil oo uu ku jaanjaamay:By Caasha Jaamac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamaal Cali Xuseen Waxa ku dhacay Jaha-wareer Siyaasadeed, & Jibo Qabiil oo uu ku jaanjaamay:By Caasha Jaamac

Jamaal Cali Xuseen Waxa ku dhacay Jaha-wareer Siyaasadeed, & Jibo Qabiil oo

uu ku jaanjaamay, Muuse ayaanu Isku Jilib nahay kolkaasay Jahadiina ka luntay oo

Kolkii Garabkiisii Wadani Jilbaha dhigtay, ayuu Jaanta wadhay oo uu Gabiley jaf yidhi.

Jamaal Cali Xuseen aqoontiisii & Raganimadiisii Shicibka S/Land ku jeclaayeen, oo Muuse Biixi & Faysal Cali uuga hiilinayeen

waxay noqtay inuu u jabay kii jebiyey ee Muuse, oo uu weliba jahawareerkii ku dhacay uu Muuse ayaanu isku jaal nahay oo

Jibo Qabiil & Geelagayguba wuu isku jiraa.

Jamaal cali Xuseen aqoontii uu ku faani jiray ee S/Land & Dhalinyarada aan wax u qabanayaa, sowkaa ninka S/Land oo dhan

ugu suntan Dagaal ooge Duca qaadan maayo ee Habaar qaatee, Muuse Biixi ku raacay Jibo Qabiil & isku H/awal ayaanu nahay

oo weliba, kii jabiyey ee mustaqbalkiisii & sharaftiisii intuu dhulka jiiday oo uu ka saaray Saaxadii Siyaasada, Hamigiisiina hog

madaw ku riday ee Muuse Biixi ku raacay Qabyaalad, oo Cabdi/Ciro oo aan waxba u geysana cambaaraynaya Muuse ayuu iiga

hiilin waayey, malaga yaaba Jamaaloow inuu Ciro dersey aqoon yaraantaada oo uu sidaa kaaga aamusay, oo halkii ku jebisay

aad hadana u jabayso oo ah muuse Biixi.

Jamaal waxa uu Gabiley ugu jarmaaday Jabkii ku dhacay & Jahawareerka haysta, oo Garabkiisii Wadani ay isku shubeen ayuu

Indhaha siin kari waayey, kolkaasuu Gabiley u baxsaday, waa Nin cadawgii u jabay & Caadadadii inuu orod jaw yidhaahdo.

Sidaas Darteed, Maanta Jamaal Xisbi uu Musharax, Gudoomiye, Ku/Xigeen ka yahay maaha Xisbiga Kulmiye, markaa Farxada

& Tamshlaynta Kulmiye ayaan u ololaynayaa ama aan cod u keenayaa, waa Shicibka taageerayaasha ayuun buu ka mid yahay.

Kolkaasi haduu Gabiley & Berbera & Sheekh & S/Land oo dhan uu tagaba, waa Socod Caal waaya, kol hadaanu Madax ka ahayn

Kulmiye, ee Xaalkiisii Waa Socod wedkii galay iyo Muraaradilaacii ka qabsaday Siyaasada S/Land ee uu noqday, mid uu ku

jahawareeray, kolkaasaa sidii Saaxiibkii Faysal & Cali Gurey uu ka bartay Cay & cambaarayn oo Sadexduba Xisbiga Ucid Gawracay.

Kolkaasii Jamaaloow Jahawreerka kugu dhacay, sawkaa Jaamaha kuu iliyey, eed Qabiil la jaan qaaday, ee Muusaanu isku Jilib nahay

oo Geelu isugu kaaya jiraa, oo Xaalkayguba waa aqoonyahankii Jibada Qabiil Jilbaha Dhigay noqday maaha.

Wabilaahi Tawfiiq.

Aqooneey Xaal qaado kol Jamaal aqoontiisii ku dambaysay Tolaay & Qabiil & Muuse Isku H/Awal ayaanu nahay.

Anigu Jamaal ma necbi, Laakiin idaan Moodaayey aniga & S/Land oo dhan & Siduu noqday nin hankiisii u gawracay Qabiil &

qudhun.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online