Muse Biixi gobolada bariga cod kama filanayn oo abaarta ayuu taageero ka doonayaa..Subxaan by Abdi Mustafe

0
January 08, 2017 in Articles by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muse Biixi gobolada bariga cod kama filanayn oo abaarta ayuu taageero ka doonayaa..Subxaan by Abdi Mustafe

    Muse Biixi gobolada bariga cod kama filanayn oo abaarta ayuu taageero ka doonayaa..Subxaan by Abdi Mustafe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muse Biixi gobolada bariga cod kama filanayn oo abaarta ayuu taageero ka doonayaa..Subxaan by Abdi Mustafe
Dadka gobolada bariga degeni way arkaan in Muse Biixi doonayo in aanay codeyn oo uu abaarta la hiishado. Hadaba nasiib wanaag labada xisbi ee Kale Waddani iyo Ucid iyo ummada intoodii kale way ka soo hor jeedaan in doorasho la galo bisha March.. Sida darteed roobka gugu daba diisa ayuun baa la codeyn karaa. Muse na hal cod kama soo qaadi doono gobolada bariga oo dhan oo waakaa damcay in uu duudsiyo xaqooda laakiin u suurta geli mayso. Muse Bixii wuu is ogyay in aan Kulmiye taageero haysan ee Kursiga ayuun buu caashaqay. Musow dig toonow oo dib u jeeso Somaliland waxay soo martay 7 sanadood oo Silaanyo soo silciyey adna laguugu daba qaban maayo 10 sanadood oo dadkuba Xamar u wada yaacaan e. Is deji oo soo cimreyso oo cibaadada badso oo naf taada u sheeg in aanad dalkan ka talin doonin. Sheydaan baa dhegta wax kuu saaray oo waa la wada garan karaa. Isna iska naar oo yaan ibleys doonyo kaa ridin. Kuna bushaarayso in aanad wax coda ka heli doonin gobolada bari iyo meela badan oo kaleba.

Abmustafe123@gmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>