Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waa in Sharciga la hor keenaa, been abuurkii & laf jabkii uu ku sameeyey: By Caasha Jaamac

0
January 11, 2017 in Articles by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 81
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waa in Sharciga la hor keenaa, been abuurkii & laf jabkii uu ku sameeyey: By Caasha Jaamac

    Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waa in Sharciga la hor keenaa, been abuurkii & laf jabkii uu ku sameeyey: By Caasha Jaamac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waa in Sharciga la hor keenaa, been abuurkii & laf jabkii uu ku sameeyey: By Caasha Jaamac

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waa in Sharciga la hor keenaa, been abuurkii &

laf jabkii uu ku sameeyey, Gudoomiyaha Baarlamaanka, ahna Gudoomiyaha

Wadani, ee uu ku eedeyey, sawiro Macmala oo Kulmiye ka dambeeyey oo Kenya

Jariidad ka soo baxda lagu sameeyey.

Muuse Biixi waa kaa diidan in abaarta loo gurmado oo ku andacoonaya in doorashadu xiligeeda ku dhacdo, iyadoo

uunyadiina madhatay Dadkiina Dhimashadii ku bilaabantay, oo Gaajo & Haraad & cudur iskugu darsamay.

Bal u fiirso, inuu Muuse Biixi arxan laawe yahay oo uu S/Land aan wixii dhimanaya & Duunyadii baaba,day toona dan

ka lahayn, ayaa ku andacooday Doorashada xiligeedi hala qabto, oo Komishinka ayaa ku shuqu leh oo Madaxweynuhuna

waa kii digreeyto ku saaray xiliga doorashadu dhacayso oo meel loo dhaafo jirin.

Hadaba, Muuse Biixi isaga Kursiga ayaa u muuqda, ee dan uu ka leeyahay Umada ma jirto, wuxuu hore ugu suntanaa Nin

shicibka xasuuqay oo anigoo wax dili kara ducan qaadan maayo ee waa inoo dagaal, oo Hargeysa, Burco & Berberaba ka

riday dagaal sokeeye, Muuse waa kii Shaanida qarxinayey si uu Wadanka Nabadiisa Khalkhal u geliyo, markuu Siilaanyo

kursigii kulmiye uu u afduubay oo Xukuumadii oo dhana iswada casishay uu joojiyey Shaanidii, oo Muuse Shaani kula

baxay.

Bal Hadaba, Muuse Biixi wuxuu ku andacooday oo TV,yada isla soo taagay arin uu isagu ka dambeeyey, oo been abuur

cad ah , oo weliba S/Land oo dhan Laf jab ku ah oo aan Xisbi Mucaarida ku koobnayn, in Cabdiraxmaan Ciro & Saraakiisha

Wadani ay Nirobi ama Kenya Kula shireen, Raysalwasaaraha Somaliya & Musharax Fatmaajo oo ay kala shireen sidii S/Weyn

loogu soo biiri lahaa.

Waxa Kaloo oo uu Muuse Wabaahinta ku sii faafiyey warkaasi oo uu mid dhaba ka dhigay, si Shicibka & S/Land oo dhan uu

u kiciyo ciro, oo ahayd arin Wadanka Dhibaato Nabadgelyo La,aana ka abuuri karaysay.

Sidaas Darteed, Maxkamada & Wadaniba yey ka hadhin ee Talaabo haka qaadaan cidi ka dambaysay arintaa been abuurka

ah ee Laf Jabka ku ah Somaliland & Xisbiga Wadani & Gudoomiye Ciraba.

Sidaas Darteed, Kol Hadii Jariiradii Kenya ka soo baxday Beenisay been abuurkaasi, Raali gelina ka bixisay, waa in cidii ka

dambasay Ciqaabteeda la mariyaa.

Fiiro gaara, hadii aan Somaliland & Laamuhu Sharcigu wax ka qaban Wado Furan ayey noqon, oo been abuur Wadanka

wax u dhimaya lagu kala aarsado.

Wabilaahi tawfiiq.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online