Wasiir Cadaani shaqo u qabto waxa uugu horeysa intii Kulmiye xukunka qabtay by Abdi Mustafe

0
January 12, 2017 in Articles by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 62
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cadaani shaqo u qabto waxa uugu horeysa intii Kulmiye xukunka qabtay by Abdi Mustafe

    Wasiir Cadaani shaqo u qabto waxa uugu horeysa intii Kulmiye xukunka qabtay by Abdi Mustafe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Cadaani shaqo u qabto waxa uugu horeysa intii Kulmiye xukunka qabtay by Abdi Mustafe
Wasiirka warfaafinta Cadaani in uu cidla yahay waxa u daliila wuxuu rumaystay propagandhe Kulmiye sameeyey oo ay leeyiin waa in la dilaa. Dabeed ileyn waa nin fulay ah ee cajaladii wuxuu ka sii daayay Radio Hargiesa isaga oon weliba xaq u lahayn in uu waxyaabahaa u adeegsado idaacada ummada ka dhaxaysa. Cadaani intaan warka cida samaysay iska hubsan ayay naftuba ka sii baxday oo uu madaxtooyada tegay oo uu cajaladii u shiday.Cigaal shidaadow col hortii jabay.Cadaani wadanka maraykan ka ayuu ku soo fashilmay oo aannu Degree daayoo certificate ka soo samayn. Shaqao uu qabto waxa uuga horaysa intii Kulmiye xukunka ku guuleystay.Car ha sheego meel hore oo uu noloshiisa ka sooshaqeeyey. Markii warfaafinta loo bedelay ayuu afka-kala waaxay oo uu qof wal oo shaqaala ah ku eedeeyey in uu lacag cunay iyaguna waa kuwii heesta u sameeyey ee lahaa:

(Wasaaradaa camiran rag iyo dumar, ciidan iyo maamul, caqligaagu waa kaa ku yidhi wada canbaaree. Ciradadan baa lagu dagtee show cidlaad tahay, ceebaysay Habar yoonistii cududa weyneed).
Cadaani maaha nin maamul wasaaradeed wax ka garanaya oo sidaa darteed buu ilmada u qubaa oo uu qiiqa isugu qariyaa si madaxtooyadu u tidhaahdo waa guulwade wanaagsan ee daaya oo ka reeba isku shaan dhaynta, Idaacadii iyo TV gii qaranka wuxuu u bedelay goob uu isagu ka canbaareeyo gudoomiyaha xisbiga Waddani isaga oo moodaya in uu madaxtooyada amaan kaga helayo. Waxa dhawaan u jawaabaya jifa-diisa oo sidii Suldaan Habaar loo masaxay ayay Cadaani wuxuu yahay sheegi doonaan dabeed dub danbaysa wuu uuga caagi doonaa cayda ciyaala suuq nimada ah ee uu TV ga qaranka ku soo cel-celiyo. Cadaani intuu is lahaa ku sali Silaanyo ama Muse Biixi raali geli ayuu sida dameeraha danaaniyey oo ummadi wada baratay in uu yahay nin fulay ah oo liita. Caqli xumo wuxuu ka qabo intuu hablo yar yar soo urursaday buu yidhi kun nin dareeqa uugama leexdo. Waa calaamadaha fulayga aan isku kalsoonayn hadaad aragto nin sidaa cadaani cabaada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online