War Culus- Daawo Majalada Yemen Post oo Soo bandhigtay Sawiro Laga Qaaday Booyado uu Qaswade Ina Awsiic Shidaal iyo Hub ugu Dhaamiyo Kooxda Xuutiyiinta iyo Ururo Xagjir ah oo Yemen jooga!

0
January 19, 2017 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 2706
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Culus- Daawo Majalada Yemen Post oo Soo bandhigtay Sawiro Laga Qaaday Booyado uu Qaswade Ina Awsiic Shidaal iyo Hub ugu Dhaamiyo Kooxda Xuutiyiinta iyo Ururo Xagjir ah oo Yemen jooga!

    --- Hot News'..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booyada Ina Awsiiciid oo Udhaaminaya Shidaal Xuutiyiinta Yemen
--- Hot News'..
@ Somalilandlive Media/:-   Wargeeska Afka Xukuumada  Dalka Yemen ku Hadla  ee Yemenpost  ayaa  Markii   ugu  horaysay  baahiyay Sawirro   laga  Qaaday Booyado Shidaal  iyo Hub   usida  Ururka Xuutiyiinta  Shiicada ah ee Dagaalka  Kula Jira  Xukuumada Waddanka Yemen,  iyo Ururo  Mayal  Adag oo Yemen Kadagaalama  sida  uu Wargeeska Yemenpost  kuwaramay waxa   Sawirada   Dusha  Kaqaaday Diyaaradaha  Xulafada Sucuudigu Hogaamiyo  ee Dagaalka  kula  jira Xuutiyiinta Yemen.


Wargeeska  ayaa  Warbixintiisa  Kubilaabay in ay Cadaatay  tuhuno laga  qabay  in  ganacsade   Reer Jabuuti ah oo  Lagu Macagaaco Mahomed Aw.Said  in uu Xidhiidh Ganacsi  oo Xoogle    laleeyay  Ururada  Colaada kawada Dalka Yemen  kuwaas  oo    kala  shiicadda  Xuutiyiinta ah ee Dagaalka  kula jirta Xulafada  Sucuudiga  iyo Ururo   Kala  oo   kala Taabacsan  Daacish  iyo Alqaacida,   ururada ayaa   kahela  Ganacsadaha Reer Jabuutiga ah  Shidaal  iyo Hub Koontara Baan ah  oo  ay lacag  adaga oo Dollar   iyo Dahab ah  kaga badashaan.

Sawir Diyaarada Xulafada Sucuudigu  kaqaadeen Booyada Aw.Said  oo Xuutiyiinta Shidaal   Uwada
Sida  Sawarada  Kamuuqatada  Waxa   ay Warbixintu  sheegtay in  Deegaano kuteedsan Gobolka Xeebta ah   Xuduud Badeeda Laleh Somaliland  iyo Jabuuti Looga Soodhoofiyo  Hub  iyo Shidaal  Badan Ururada Argagixisada ah  Gobolka Alturbah   Al- Mukalah    ay   kala soodagaan  Shidaal  iyo Saanad Ciidan   iyaga oo Xidhiihd Ganacsi   oo Xoogle  laleh  Ganacsada Reer Jabuutiga ah   Mohamed Aw-Said.


Booyada  Aw-Said  oo Shidaal  iyo Hub uwada Huutiyiinta  Yemen-Gobolka Daman

Wargeeska  waxa   uu intaas  kudaray in   kooxda  Xuutiyiinta ah ay   Shidaalka iyo hubka   kaga badashaan   Ganacsadaha Ina Awsiicd  Dahab Shiilan  oo Saafi  ah    kaas  oo lagala Baxay  Banka  Dolada  Yemen  ee Centeral Bank Of Yemen, kaas oo ladhacay intii ay Colaada Sokeeye  kasocotay  Magaalada Caasimada  ah ee  Sanca, Dahabkan Cadaanka  ay  ee ay Kooxda Xuutiyiinta ah Haysato ayaa  Soojiitay Ganacsada Xidhiidhka Laleh  kooxa Xagjirka ah  iyada oo Intaas  Warbixintu Kudartay in  aanu  Ganacsada Ina Awsiid  kali ku ahayn Ganacsiga noocan  ah ee  ay Kooxda Xuutiyiintu kubadalato  Hubka  iyo Shidaalka Dabahka Shiilan  balse ay Jirto Ganacsato Dalka Cumaan Kasoo jeeda  oo iyana Xidhiidh Ganacsi  oo Noocan oo  kale ah la leh Kooxda  Xuutiyiinta ee Dagaalku  kala Dhexeeyo  Xulafada Sucuudigu Hogaamiyo.



 Aw-Said- Booyado Shidaal oo Maraya Magaalda Huthz  ee Xuutiyiintu Maamusho,

Xukuumada Yemen ee  uu Aduunku Aqoonsanyay  iyo Xulafada Sucuudigu Hogaamiyo Waxa Ka,ogan i ay Talaabo Cad Dhawaan Kaqaadaan Shirkadah Ganacsi    iyo Maalgashigu   kala Dhexeeyo Ururada Xagjirka ah ee Dalka Yemen  Colaada  kawada  ayaa Warbixinta lagu soo Afjaray,


Hore ayay Qaramada Midoobay  Xukuumada Dalka Yemen  ugu Eedeeyeen Ganacsadaha Leh Shirkada Somcable in uu  xidhiidh  Ganasi Laleeyay Ururo Mayal Adag oo Dalka Yemen Kusugan,  balse  waa Markii   ugu horaysay  oo ay Warbaahinta Dalka Yemen Soo Badhigto Cadaymo Muujinaya Xidhiidh Ganasi  ee   kala Dhexeeya   Mulkiilaha shirkada  Somcbale Ururada  Xuutiyiinta  iyo Daacish ee Dalka Yemen Kadagaalama  waxana ay Arintani Soo Dadajin Kartaa  Talaabo Heer Caalami ah oo Xayiraad Lagu Saaro Ganacsiga   Maxamed Aw-Said  iyo Shirada  Somcable taas oo hadaba   khatar cad ay soo Wajadahday Dadka Saamiyada Ganacsi kuleh.

 Inkasta oo aanu Arintan   Sitoosa  uga  Hadal Ganacsadaha Maxamed Aw Said Hadana waxa  uu dhawr jeer Cabasho Kamuujiyay Wararka ah in Xidhiidh Laleeyay Urur Xagjir  ah waxana  uu  ku Dooday in uu Ganasi  Sharci ah Kuleeyay Dalka Yemen

  Waxa Soo Turjumtay Somalilandlive Media
Resouce- YemenPost


Somalilandlive Media
Info@somalilandlive.com





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>