Address ka wasaarada difaaca emaaraatka halkan ka qoro oo u sheeg in shicibku diidanyay saladhiga by Abdi Mustafe

0
February 13, 2017 in Articles by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 68
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Address ka wasaarada difaaca emaaraatka halkan ka qoro oo u sheeg in shicibku diidanyay saladhiga by Abdi Mustafe

    Address ka wasaarada difaaca emaaraatka halkan ka qoro oo u sheeg in shicibku diidanyay saladhiga by Abdi Mustafe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Address ka wasaarada difaaca emaaraatka halkan ka qoro oo u sheeg in shicibku diidanyay saladhiga by Abdi Mustafe


Caalamku ma faafiyo dhibaatatada dalka Saudi Arabia waa beryaba ka soo gaadha dagaalka ay Yemen ku qaadeen. 5 cisho ka hor waxay yementu Scud Missile ku dhufteen caasimada Riyaadh waxaanaad ka daawan kartaa Youtube ka.Missiles ruushku sameeyo ee ay Iran siiso Yementa waxay gaadhi karaan Berbera, Burco iyo Hargiesa. Waxay masixi karaan dekeda Berbera iyo haamaha shidaalka. Markhaatiguna waaa adiga oo youtube ka ka daawada holaca ka baxaya wadanka Saudiga dhexdiisa. Sidaa darteed dowlada Silaanyo ee uugu baaqaysa wadanka emaaraatka in Saldhig Berbera laga siiyo waxay daarantay oo kaga bedesheen in qoyska Silaanyo ka soo goo-gooosto cariga ingriiska oo la dejiyo Dubai. Hadaba muwaadin hadaad Somaliland dan ka leeday email u dir wasaarada difaaca ee dalka emaaraadka aad uugu sheegeyso in aanay suurta gal ahayn in dagaal laga bilaabo Somaliland oo Shicibku ka soo hor jeestay dowladuna ay jujuub ku marsadeen wax aan sharci ahayn. Hadaad sidaa samayn weydo ogow in si hawl yarna Somali weyn loogu dari karo Somaliland.


Email u dir wasaarada arimaha gudaha ee emaaraadka aad kaga soo hor jeedo saldhiga
uuna sheegayso in shicibku diidanyay:
www.dnrd.gov.ae
Ama waraaq u qor kuna hagaaji cinwaanad kaad doontaba.
Ministry of Interior
P.O.Box: 4409
Dubai, United Arab Emirates
+971 (4) 398-0000

Ministry of Defence
Address: Al Fahidi Street, Souk Al Kabeer,
Bur Dubai, DubaiLandmark: Near Dubai Museum Zip Code: 2838
City of Dubai





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online