Sidii China ayaa Somaliland yeelatay the ganag of four ee daawo sawirada by Abdi Mustafe

0
February 13, 2017 in Articles by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidii China ayaa Somaliland yeelatay the ganag of four ee daawo sawirada by Abdi Mustafe

    Sidii China ayaa Somaliland yeelatay the ganag of four ee daawo sawirada by Abdi Mustafe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidii China ayaa Somaliland yeelatay the ganag of four ee daawo sawirada by Abdi Mustafe







Halka hoose ka daawo Somaliland ganag of four iyo madaxweynihii oo qaadaya gama'yey hurdada dheer iyo sawir kale oo ah markii maxkamada la soo taaagay China-the gang of four. Rumayso ama ha rumaysan tabtii dalka shiinaha ka dhacday ayaa Somaliland na heysata oo budhcad baa xukunkii bilili-qeystay madaxweynahana waa laga saxeexaa.

Sawiradan iyo sheekadan waxa ka dhexeeya wax weyn. DalkaShiinaha markii madaxweynihii ka gaboobay ee xanuunla la jiifsaday waxa ku dul xukumi jiray
casaabad la odhan jiraythe gang of fouroo ka koobnaa xaaskii madaxweynahaMao-Tse-Tung iyo sadex nin oo madax sare ahaa. Afartaa qof shicibka shiinaha waxay uuga dhigi jireen in uu madaxweynuhu taliyo. Iyagaana dalka daaha dabadiisa kamaamuli jiray oo waxay doonaan fali jiray. Shicibkii Shiinaha oo khaatyaan ka jooga xukun xumida afartan qof ayaa aakhirkii odeygii Mao-Tse-Tung geeriyooday. Markuu bil qudha sii mootaanaa ayay shicibki dulmanaa dibada iyo suuqyada u soo baxeen. Dabeed waxa la qab qabtay afartii ruux ee dalka bur-buriyey. Maxkamada sawir keedii halkan hoose aa ku aragtaan ayaa la soo joojiyey.Laba ka mida dil baa lagu xukumay labada kalena xabsi daayin. In kastoo kuwii xabsiga dheer lagu xukumay mid ka midi jailka isku dilay ba. Hadaba Somaliland na waxay yeelataythe gang of four. Silaanyo sidii madaxweynihii shiinaha ayuu aqal iska hoos jiifaa dabeednawadanka waxa ka taliya afartaa qof ee sawiradooda aa hoos ku aragtaan. Shicibka reer Somaliland na waxay uuga dhigaan in Silaanyo taliyo oo awood leeyey, wax se ka jiraa ma jiraan. Hadii saladhigu sidaa ku socdo waxa dhici in laga qaxo magaalada Berbera oo Yementu duqyn doonto haamaha shidaalka iyo dekeda. Wixii lagu xukumi lahaa Maafiyadan afarta ah iyo qaar kaloo badan oo wasiirka maaliyada iyo Cali Mareexaan ka mid yihiin waxaan u dhaafayaa muwaadin niinta reer Somaliland.







Inline image 3
Inline image 1Inline image 2Inline image 4Inline image 6
Inline image 7


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online