Dirane Abshir Hassan iyo Aamina Waris, Maxaa ka dhaxeeye? Maxayse isu Yihiin? Shaqo'se Nooce ah ayuu uga qabtaa Berber?

0
February 14, 2017 in Articles by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 73
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dirane Abshir Hassan iyo Aamina Waris, Maxaa ka dhaxeeye? Maxayse isu Yihiin? Shaqo'se Nooce ah ayuu uga qabtaa Berber?

    Dirane Abshir Hassan iyo Aamina Waris, Maxaa ka dhaxeeye? Maxayse isu Yihiin? Shaqo'se Nooce ah ayuu uga qabtaa Berber?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dirane Abshir Hassan iyo Aamina Waris, Maxaa ka dhaxeeye? Maxayse isu Yihiin? Shaqo'se Nooce ah ayuu uga qabtaa Berber?

Umada reer Berberi way yaaban yihiin, dhagiba jaan ayay leegtahay, waxay garan laayihiin sida wax yihiin iyo dhankay u socdaan, waxa la is waydiinayaa mee M/waynihii qarankan loo doortay.
Reer Berberaw Yaabkaas iyo su’aalahaasba waxaad la qabtaan qarankan la curdin dhadhiyey, ee raadkiisi shalay dib loo raaciyey,
Reer berberaw hasha kudna waa dilay, waxna waa u waheliyaan,
Intaan ka xasuusto Abshir wuxuu ahaa Sarkaal ka shaqayn jiray Madax tooyada S/land xiligii Dowladii D/riyaale.
Markii ololaha Doorashadu socday, ayuu u soo gudbiyey wuxuu ku sheegay siro uu ka hayey Marwadii Qaaliga ahayd, alle danbigeeda iyo kii waalidkeedba ha dhaafe,
Halkaas ayey ahayd meeshi kowaad ee ay ku saaxiibeen Aamina waris iyo Abshir ,
Abshir wuxuu noqday Agaasimihii gadiidka ee M/tooyada xiligan Dowlada siilaanyo,
Imika wu ka dalacay shaqadii hore ee ahayd agaasimanimada , wuxuuna noqday Mukhaliska, Wakiilka hantida Aamina waris ee G/Saaxil.
Abshir ma laha shirkad wax dhista, mana aha Engineer, hadana waa farsamo yaqaanka Aamina waris.
Way dhowdahay goortii uu banaanka soo dhigi doono ceebta aamina waris, oo waa wax lagu yaqaan abshir ka sheekaynta, dadkay qudhunka wada walaaqdaan.
Waxaynu eegnaaba waa goorta, miinadu qarxi doonto.
Nada faarax Muse
London uk



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online