Shicibkoow Damiir-laawayaal, Siyaadkii shalay Xunyoo xunku dhalay, sawkan Siilaanyo & Saleebaan gaal ka sii daray:By Caasha Jaamac

0
February 14, 2017 in Articles by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shicibkoow Damiir-laawayaal, Siyaadkii shalay Xunyoo xunku dhalay, sawkan Siilaanyo & Saleebaan gaal ka sii daray:By Caasha Jaamac

    Shicibkoow Damiir-laawayaal, Siyaadkii shalay Xunyoo xunku dhalay, sawkan Siilaanyo & Saleebaan gaal ka sii daray:By Caasha Jaamac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shicibkoow Damiir-laawayaal, Siyaadkii shalay Xunyoo xunku dhalay, sawkan Siilaanyo & Saleebaan gaal ka sii daray:By Caasha Jaamac


Shicibkoow Damiir-laawayaal, Siyaadkii shalay Xunyoo xunku dhalay, sawkan Siilaanyo

& Saleebaan gaal ka sii daray, Moorgankii Shalayto, Moorgan kaleeto & Maxamuud Xaashi

& Islaantiisii Khadiijii aamina Weris noqotay maaha, ee Taloow Maxay Dalkii & Duunyadii &

u dabar go,een, Daarihiina u dumeen, Siilaanyo, S/Gaal, Moorgan, Muhanad, Aamini ay Dab-

arkii Dadkii, Duunyadii, Daarihii, ay soo daabulayaan, Calooshada u shaqaystihii Shalay aay

soo wadaan maaha.

Saleebaan Gaal shalaytoo, Odaydii Baarlamaanka oo ku duleeyey Golaha, oo askirigoow Digtoonoow oo Jiida oo dila oo Debeda

nooga saara uu ku daanaaniyey, Sawkii Siyaadkii Xunyoow Xunku dhalay ee Xasuuqay Shicibkii & Daaqada ka tuura, oo Qoriga

debedii inta lagu duleeyo, Car juug dhaha Sidiisii Saleebaan ka sii daray, Siyaadkii Shalaytoo aynu diidnay ee Dagaalka kala hor

nimid.

Shicibkoow Dardaaran Siyaadkii shalaytoo, Siilaanyaa ka sii daran, oo Qoyskii Diyaaradaha ina la dhacay, sawtaa Daartii Baar-

lamaanka Duqaydii & Odayadii Askargii ku durduriyee, Saleebaan Gaal ku danaaniyey, Qoyskayga ninkii Diida Amaraday ku

duminayaan Dalkii, ee Dekedii Cadayd, Haamihii, Guryihii, & Airportka Berbera Doollarkaan ka gurano, kii diida waan dili, Qor-

iga & Xabadna Xabadkaan ka saari, oo Xer & Dastuurkana daaqadaan ka tuuri, ee Dila Odayada oo Askarigoow waar xunkaa

Hadlayaa alabaabada ka saara.

Shicibkoow Damiirlaawayaal, Siilaanyo & Dirkiisu wey idin dabar jarayaa, oo Moorgan, Muhanad & Aamina Weris, waa kuwaa

Wadankii ada Xaraashay, ee Xuutiyiinta & Xabad Dagaal Xaruntii Berbera & Xaafadaheeni keewnaya, ee Saleebaan ugu digriyaya

waar Doollar qaata, oo Duunyada u dhaca, oo Daaruhuna ha dumana, Dadkuna ha dabar Go, Xeerkan & xarafyada ku qoran een

Xafiis ka soo bixin, oo Muhanad Malmaluuqay, Odeyadu waa inaanay ka doodin, oo daqiiqad gudaheed Midigtaba u taagtaan kii

ka damqadana duubta castaan u diri oo ku durdurin doonta.

Saleebaan Gaal Golihii Sharci Dejinta, Daar uu isaga & dirka Siilaanyo leeyihiin, oo Muhanad & Moorgan ka diriyayaan oo Dantoo-

da ku fushanayaan ayuu ku daaniniyey, ee Warqadaasi aan Sumad Dawladeed, astaan Xafiis & Saxeex toona ku oolin, kii diida ee

Hadal & dood ka keena, waan Dilayaa ku durdurinayaa, oo Warbaahintu tebisaay Saleebaanoow intuu kor u sanaadhayo, waar

Xidha, Dila, ku tunta, debeda u tuura, Waaryaa Aamus Xunyoow Xunku dhalay, & Wixii Shalay Siyaad Bare ka diidnay, Saleebaan

Gaal uu sameeyey, ee Ragii Sawdkaba lahaa, ee Sareeyey hadli jiray, Duub castii intuu diray ku duduriya yidhi maaha.

Shicibkoow Damiir-laawayaa, SiYaadkii Shalayto aynu diidnay Duligiisi, Sawkan Siilaanyo & Saleebaan Gaal, Moorgan & Muhanad

kaba sii dareen, Baarlamaanka Dhexdiisii Mudanahii & Madaxdii Askar Mooryaan loo diray, ee ku jiiday Sibidhkii, ee Xunka nagaba

saara aleebaan ku sanaadhay,shicibkoow Siyaad Bare waxaad ka diidan, Car Juuq dhaha, Xunka Xidha Askarigoow qabo & qori

caraadii, Hadaba, iilaanyo & Saleebaan Gaal waa kuwaa dagaal & Calooshooda shaqaystaal Berbera keenayaa, waa kuwaa car

juuq dhaha, ka dooda, ka hadla, ee Qori caraadi Baarlamaankii ay ku qabsadeen, ee Shicibkoow Duligii Siyaad aad ka diideen

Siilaanyo, Saleebaan aal, Muhanad, Moorgan & Aamina Weris haka yeelina, Mareexaan ayaa Nala laayey ayey Somaliland odhan

jirtay, Maantana Habar -Jeclo, oo siilaanyo, saleebaan Gaal, Muhanad & Moorgan & khadiija Macalin, Aamina Weris sawkuu loo

jeedo sidoodi sameeyey, ee Baarlamaankii & Odayadii askargii Dilaayey, ee Jiidayey uu ku dhawaaqayey waar xunka meeshaba

ka saara.

Anigaa qoray, ee Shicibka Somalilandnoow, Siyyad Bare & Mareexaan tuu idin baday, eed ka dagaalanteen, Maanta haka yeelina

Duliga & qabyaalada & Boobka & Car juuq dhaha, Siilaanyo & Saleebaan Gaal, & Moorgan & Muhanad & Habar-eclo& Aamina weris.

Wabilaahi Tawfiiq.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online