Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Magaalada Laascaanood Ku Soo Dhaweeyay Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh + Sawiro

0
February 16, 2017 in Wararka by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 639
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Magaalada Laascaanood Ku Soo Dhaweeyay Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh + Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus



Hargeysa (SLL)-Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo uu weheliyo Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Somaliland oo ka mid ahaa xubnaha Guddidii wada hadalada Khaatumo iyo Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ku soo dhaweeyay Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh .



Murashax Faysal Cali Waraabe ayaa halkaasika jeediyay weedho soo dhaween ah, waxaanu sheegay in aanay ka daali doonin sidii ay uga shaqeen lahaayeen Midnimada Reer Somaliland .


Prof Cali Khaliif oo halkaasi ka hadlay ayaa ka mahad-naqay Soo dhaweenta lagu qaabilay, waxaanu cod-dheer ku sheegay In uu ka shaqeen doono Danta umadda ku dhaqan Deegaannada Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn .


Hogaamiyaha ayaa soo dhaween aad u balaadhan la kulmay, kuwaas oo kor u lulayay calanka Somaliland

Image may contain: 1 person, standing, sky and outdoor

Image may contain: 1 person, standing, beard and outdoorImage may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 7 people, people standing and sunglassesImage may contain: 7 people, people standing and sunglassesImage may contain: 7 people, people standing and sunglassesImage may contain: 3 people, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, sunglasses and beardImage may contain: 2 people, people standing, hat, beard and outdoorImage may contain: one or more people and people standing


Image may contain: 1 person, standing, beard and outdoorImage may contain: 1 person, standing, beard and outdoor
Image may contain: 4 people, people smiling, people standing


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online