Dagaal Beeleed Dib Uga Istaadhmay Degmada Ceel-afweyn

0
February 17, 2017 in Wararka by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Beeleed Dib Uga Istaadhmay Degmada Ceel-afweyn

    Dagaal Beeleed Dib Uga Istaadhmay Degmada Ceel-afweyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal Beeleed Dib Uga Istaadhmay Degmada Ceel-afweyn








 

Hargeysa(SLL) Dagaal beeleed ayaa mar kale xalay fidkii dib uga qarxay degmada ceel-afweyn ee gobolka sanaag, kaasi oo la sheegay inuu u dhaxeeyo  beel kamid ah beelaha Habar-jeclo iyo beesha sacad Yoonis, waxaana la sheegay inuu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhawac -ba leh


Israsaasayntan  ayaa la sheegaayo in ay xalay fiidkii mar kale dhex martey Beelaha ayaa ilaa iyo haatan inta la ogyahay waxa ku dhaawacmey laba Qof iyada oo sidoo kale warar ilaa iyo haatan aan wali la xaqiijin ay sheegayaan in uu halkaasi ku dhntey hal qof.

Wararka nasoo gaadhaya aya waxay tibaaxayaan in is-rasaasayntani ay ka dhalatay kadib markii dabley hubaysani ay weerar gaadmo ah kusoo qaadeen dad, isla markaana ay tacshiirad huyeen kuna  dhaawaceen laba qof.

Ciidamada Qaranka Somaliland oo halkaasi hore loo keenay ayaa la sheegayaa in ay ku hawlan yihiin sidii ay u kala dhex gali lahaayeen Beelaha Walaalaha ah ee mar kale dirirtoodii dib u soo cusboonaatey.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online